13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo shacabka reer Araabi oo ka gadoodey maamul xumo

Degmada ARAABI ayaa in muddo ahba waxa haysta biyo la’aan ay ugu wacan tahay maamulka Dambal oo aan marnaba isku dayin inuu ka xaqabtiro baahida ugu muhiimsan e degmada iyo kuwa hareeraysan haysata, Deegaankan oo hodana ayaa waxa la fadhiistey maamulka degmada. Waxay ku dhawaaqayeen ”nin ARAABI biyo la dhigey ma siyaasigeena.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS