Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Daawo sida garsooraha ugu tuntey ciyaartii Somaliya iyo Simbabwe iyo rajada jirta

Waxa dadka Somaliyeed halmar ku soo baraarugeen dhalinyar Somaliyeed oo is abnaabuley oo damac ka galay inay matalaan dalkooda ciyaaraha aduunka meelkasta oo ay joogaan. Waxayna taasi keentay in guushii ugu horeysay muddo ku dhow 40 sano soo hooyaan.



Somaliya ayaa abidkeed ciyaar caalami ah ka badisay Kiiniya sanadii 1984 inkastoo ciyaaraha da’doodu ka hoosayso sideed iyo toban jirka ay garaaceen Nayjeeriya sanadii 1987 una dhawaadeen inay aadaan ciyaarta kama dambeysta.

Waxa ciyaartaas dhegeystay in ka badan 5 milyan oo Somali ah kana dhegeystay radiyo Muqdisho xilligii qaranku jirey. Hadaba Somaliya ayaa garaacdey Simbabwe waxay soo jiidatey dhegaha dad badan.



Waxayna u hanqal taageyaan tolow maxaa xiga ma gudbi doonaan wareega labaad. Ciyaartii maanta waxa ku tuntey garsooraha oo markii la taabto ciyaartowda kale afuufaya siidhiga. Waxayse ku dhawaadeen guul daqiiqadihii u dambeeyay oo goolyaha badbaadiyay.

Ciyaari waa gelin dambe welina laysma gaadhin inkastoo maanta aan guuldaraysanayn haddana waxa tani muujinaysaa inaan ciyaaraha kale ee soo socda ee Afrika aan  horumar samayno. Waxa dhinaca kale guushu raacdey Jabuuti taasna dhegeha halagu hayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...