X

Daawo sida loo xaliyay askari ka tirsanaa ciidankii xooga dalka ee 1977 oo laba qoys isku haysteen

Askarigan lagu muransanaa mudada dheer ayaa markii la helay wuxuu ahaa shaqsi aan awood u lahayn kala garasho maadaama xabsiyada Itoobiya lagu dhinto. Waxana markiiba ku murmey laba reerood oo ka soo kala jeeda Hargeysa iyo Garoowe iyo weliba Soamli galbeed.


Askariga ayaa hadda garashadiisii soo noqotey wuxuuna si cad u sheegay inuu dadka ka soo jeeda Hargeysa uu si fiican u garanayo laakiin kuwan kale ee Garoowe iyo Itoobiya uuna garanayn.


Haddaba labada qoys ayaa dalbaday in dheecanada hiddaha laga qaado kuna qancaan natiijada. Waxa loo xukumey qoyska ka soo jeeda Hargeysa inuu la ehel yahay.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.