X

Koofur Galbeed oo Muuse Biixi ka dalbatey inuu soo celiyo hantida uu dhacay

Maamul goboleedka Koofur galbeed ayaa ka dalbaday horjooge Muuse Biixi inuu soo celiyo hantidii uu ka dhacay dadka maatada ah ee uu ka soo dareeriyay Laascaanood. ”Dadka la soo dhacay waa maato u badan caruur iyo haween iyo dad waaweyn ayuu yiri afhayeen u hadlay Koofur galbeed.


Horjooge Muuse Biixi oo nacayb u qaba dadka Koofurta dega ayaa kula dhacay dadka Koofur galbeed isagoo eegtay dadka maatada. ”Wuxuu noo sheegayaa hooyooyin iyo caruur ayaa wax dilaya ayuu yiri Xuseen Warsame.


Koofur galbeed ayaa diyaarad ku qaaday hooyooyin, caruur iyo dad da’ ah oo aan socon karin kana soo daadgureeyay magaalada Gaalkacayo. Dadkaas ayaa la geeyay xero lagu hayo.


Dawlada dhexe ayaa kaalinteeda ka qaadanaysa sidii ay u caawin lahasyd dadkaas.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.