Hindiya 25 Dec 2014–Daayeer ayaa si cilmiyaysan u badbaadiyay daayeer kale oo koronto ku qabsatay xarun tareenadu ku dhamaadaan oo ku taal dalkaasi Hindiya. Dadkii sugayay tareenada ayaa iyagu daawasho u kala baxay waxayna sacab u tumeen sida cilmiyaysan ee daayeerku dhigiisa u badbaadiyay.
Waxa aad arkaysaa daayeerkii oo kolba qaniinyo iyo biyo kala daalaya daayeerkii korintadu qabsatay wuxuuna runtii soo kordhiyay sida loo badbaadiyo dadka ay korontadu ku dhegto.
ARAABINEWS
More Stories
Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)
Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay
Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin