Saturday, August 13th, 2022
header










Meta







Daayeer si cilmiyaysan oo aan hore loo arag u badbaadiyay daayeer kale oo koronto qabsatay+MUUQAAL

WP_20141225_009Hindiya 25 Dec 2014–Daayeer ayaa si cilmiyaysan u badbaadiyay daayeer kale oo koronto ku qabsatay xarun tareenadu ku dhamaadaan oo ku taal dalkaasi Hindiya. Dadkii sugayay tareenada ayaa iyagu daawasho u kala baxay waxayna sacab u tumeen sida cilmiyaysan ee daayeerku dhigiisa u badbaadiyay.

Waxa aad arkaysaa daayeerkii oo kolba qaniinyo iyo biyo kala daalaya daayeerkii korintadu qabsatay wuxuuna runtii soo kordhiyay sida loo badbaadiyo dadka ay korontadu ku dhegto.

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Maraykanka oo u soo xadhka xidhey inuu Shiinaha kula dagaalamo Somaliya

August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...

Ugu yaraan 5 qof oo ku dhimatey rasaas Muuse Biixi ku foorariyay

August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...

Aadan Madoobe oo durba ku fashilmay inuu isku wado golaha

August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...

Nin samaystay hay’ad u dooda xuquuqda oo is casilay markay runta sheegtay

August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...

Maraykanka oo kordhiyay duqeymaha uu ka gaysto Somaliya mudaddii

August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...

Dhacdooyinka

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...

Xasan Culusow iyo horjooge Muuse Biixi oo toos ugu xiran Yuhuuda: WARBIXIN

July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...

Cabi Axmed oo khashifay weerar qarsoon oo lagu hayo dalkiisa

July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...