Dab ka kacay qaybta cuntada ee garoonka Muqdisho
Dab ka kacay qaybta cuntada ee garoonka Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa inuuu gaysan wax qasaare ah laakiin keenay in cabaar dadka laga daadgureeyo garoonka.
Dabka ayaa ka kacay Maqaayad ku taalla Gudaha Garoonka gaar ahaan qeybta Duulimaadyada Caalamiga ah.
Dabka ayaa lagu guuleystay in la damiyo, waxaana caadi kusoo laabtay howlihii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ka dib muddo daqiiqado ah oo uu hakad galay.
Ilaa iyo hadda lama xaqiijin karo Khasaaraha ka dhashay dabkaasi oo la sheegay in uu ahaa mid ay sababtay Koronto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...