Ostariya oo qoxootiga xidheysa haddii ay ku kacaan
Ostariya ayaa qoxootiga xidheysa kadib markii la marsiiyay sharci barlamaanka dalkaasi. Ostariya waxay ka mid tahay wadamada ugu neceb ajaanibta maadaama ay u badan yihiin dad isku dhafa oo kala yimi wadamada Jarmalka iyo Faransiiska.
Ostariya ayaa rabta in ay marsiiso sharciga ah in qoxootiga la xidho haddii ay been ka sheegaan araajidooda qoxootinimo. Waxay soo jeediyeen in dadka waaweyn la xidho ilaa 6 bilood oo xadhiga iyo lacag ganaaxa oo dhan 5000 oo YUUROO.
Halka caruurta ay sheegeen in la xidhi doono 3 bilood oo xadhiga. Waxa durba cambaareeyay midowga Yurub sharciga la mariyay barlamaanka oo ka soo horjeeda. Maaha markii ugu horeysay ee Ostariya la timaato sharci noocana.
Qoxootiga ayaa laga rabaa in ay joogaan meel kaliya inta ay helayaan sharciga buuxa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...