Dab khasaare dhaliyay ayaa ka kacay guri ku yaala xaafad ka tirsan Muqdisho. Dabkan oo ka kacay xaafada Yaaqshiid ayaa gebi ahaanba dhulka la simey guriga uu ka kacay oo u badnaa jiingado iyo loox.
Dadka ka agdhow Guriga ayaa bilaabay in ay u gurmadaan qoyskas uu gurigooda dabka ka kacay si ay u demiyeen. Ilaa hadda waxa jira khasaare hanti lamina soo sheegin mid nafeed.
Xaafada dabku ka kaco ayaa inta badan waxa sababa qaabka guriga loo dhisay iyo dayacnaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay