Maamulka Koofur Galbeed oo boodhka ka jafaya madaarka iyo dekedda Baraawe: SAWIRO
Maamulka Koofur Galbeed ayaa boodhka ka jafaya madaarka iyo dekedda Baraawe oo qadiimi ah. Baraawe ayaa waxa ku yaala jeel Talyaanigu dadka ku xiri jirey oo ku yaala dhinaca kale ee magaalada.
Xubno ka mida maamulka oo horkaco gudoomiyaha barlamaanka Koofur Galbeed ayaa qiimeyn iyo indha indheyn waxa ay ku sameeyeen hanaanka dhismaha dakadda Magaalada Baraawe, waxaana durba la arkaayay shalay, iyadoo ay bilaabatay dhismaha madaarka.
Koonfur Galbeed ayaanan laheyn Dekad rasmi ah oo ay kala soo dagaan maciishadaha kala duwan, waxayna ku tiirsan yihiin dakadda Magaalada Muqdisho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...