X

Dad ku caydhoobay duufaano roobab wata deegaanada xeebta gobolka Awdal oo deeq la gaarsiiyay

Kadib duufaano roobab wata oo ku dhiftey deegaanada xeebta ee gobolka Awdal ayaa waxa roobabkaasi waxyeelo ka soo gaartey dad masaakiina oo markii horeba noloshu ku adkeyd. Qurbajoogta deegaanada xeebta gobolka Awdal ayaa deeq raashin soo gaarsiiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.