X

Xildhibaan Rooda Axmed Yaasiin oo ka hadashay xisbigeeda UCID iyo muranka hadheeyay

Xildhibaan Rooda Axmed Yaasiin ayaa ku eedaysay Siilanyo muranka ka Jira xisbiga UCID ee Faysal Waraabe oo hadda laysku haysto cida noqon karta gudoomiyaha xisbiga iyadoo Faysal Waraabe rabo in uu soo taagnaado.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.