X

Jaaliyada Khaatumo State ee London oo kulan si weyn loo soo abaabuley ku taageeray isku darsanka Maaakhir: ARAG

Jaaliyada Khaatumo State ayaa shir balaadhan ku qabsatay London halkaas oo ay ku taageereen isku darsanka Maakhir ama inta ka hadhay gobolka Sanaag. Jaaliyada ayaa taageeray shir ka socday Nayroobi oo uu ka qaybgalay madaxweyne Cali Khaliif.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.