X

Dadka araga naafada ka ah ee Boorama ku nool oo war iska soo saaray

Dadka indhaha naafada ka ah ee Boorama ku nool ayaa war iska soo saaray. Dadkan ayaa ka waramay nolosha ay ku noolyihiin inta badana ku tiirsan qaraabadooda. Waa markii ugu horeysay ee dadka araga naafada ka ah ay saxaafada soo hor fariistaan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OUhKT979OXc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.