X

Argagixiso soo goosatey oo la soo bandhigey: SAWIRO

Argagixiso soo goosatey ayaa la soo bandhigey. Nabad sugidda Maamulka Axmed Madoobe ee Jubba ayaa  magaalada Kismaayo ku soo bandhigey 12 dhallinyaro oo ay sheegeen in ay ka mid ahaayeen argagixisada Shabaab.


tyle=”text-align: justify;”>Argagixisada shabaab ayaa la ogadey inay isku soo dhibaan siyaabo farabadan. Qaar ayaa la ogaadey inay isku soo dhiibaan inay sir helaan ama madaxda dilaan halka kuwo kalana qaati ka joogsadeen dilka ummada muslimka kana toobad keenaan lacagtana qaataan.


nta badan raggan waxaa la sheegay iney ka yimaadeen degaanada maalmihii la soo dhaafay ay xiisadaha dagaal ka taagnaayeen oo uu ka mid yahay Baar-sanguuni iyo meelo kale oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.