Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Dadka ceelka biyaha qodayay ee shidaalka helay khasaare ayay ku jiraan

Waxa dhawaan deegaanka Salaxley oo ah duleedka Hargeysa laga helay shidaal kuwii helay ayan garanayn ayagoo raadinaya biyo. Shidaalka ayaa marmar dibedda u soo baxa sida biyaha dhulka ku jiraaba u soo baxaan haddii dhulku dilaaco.




Haddaba dadka shidaalka hekay ee muddada la yaabanaa waxa u fiicnaa inay aamusnaadaan oo ay hawshooda hoos u wataan haddase khasaare ayay ku jiraan waayo waxay gacanta u geliyeen dad aan ehel u ahayn oo ka dul macaashaya.

Maamulka Muuse Biixi ee waqtigiisii dhacay aya markiiba sheegay inay gaalo ula cararayaan oo ka war sugayaan waxa ay yiraahaan halkii ay meel dhow wax ka dooni lahaayeen.




”Dadkaas deegaanka ee shidaalka helay fariintaan u dirayaa waxay tahay haddii markii hore idin dhaaftey hadda haka ogolaanina in dushiina Muuse Handaraab ku gato ayuu qabaa Xuseen Warsame ceelka idinkaa leh waana shidaal waxa idiin muuqdaa ee wixiina iibsada ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...