15/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadka Muqdisho oo ku farxay argagixiso gacanta lagu dhigey

Dadka Muqdisho ayaa ku farxay argagixiso gacanta lagu dhigey xilli dhiigmiiratdu xasuuq xun ka gaysteen Muiqdisho bishii barakaysneyd. Argagixisada ayaa xalaashadey dhiiga Muslimiinta kadibna yiraa Allaahu Akbar.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS