X

Dadka reer Woqooyi welli ma garnaqsaday: waa dooda maanta

Wa dood looga hadlayo xaalka ay ku sugan yihiin gobolada Woqooyi. Aqoonyahanada dooda ka qayb galaya ayaa qaba in aan garsaqsi farabadan laga gelin dooda goosadka ilaa haddana ayna jirin ee wax weliba ay fududeysay burburka ku yimi qarankii dalka.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.