Dadka Sharci darada ku doonaya inay ku galaan dalka Ingiriiska iyo Ciidanka Faransiiska Waxa kala Haysta
Ciidamada amaanka xuduuda ee Dalka faransiiska ayaa bilaabay in ay qabqabtaan dadka sharci darada ku doonaya in ay ku galaan dalka Ingiriiska taasoo keentay in maalmahaan Xuduuda Dalalka Faransiiska iyo Ingiriiska ay dhibaato xoogan ka taagneed. Sidoo kale dadka sharci darada ku doonaya in ay ku galaan Dalka Ingiriiska ay gaaraya 5,000 oo qafood, waxayna dhamaantood ka yimaaden dalal dagaalo iyo rabshado ka socdaan oo ugu horaysa Dalka Siiriya iyo Liibiya iyo Waliba Dalka Somaaliya iyo Afgaanstaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...