Baqdaad—Dadkii Suniga ahaa ee argagixisada Daacish ama ISIL ka soo barakicisey magaalada Ramadi oo hadda dawlada Ciraaq u diidan tahay in ay soo galaan Baqdaad iyagoo ka baqaya in ay u soo dhex dhuuntaan argagixisadii soo barakicisay. Dadka ayaa lagu soo waramayaa in ay haraad iyo hoy la’aan u dhimanayaan soomna miciin bideen dawladooda iyo caasimadooda.
Dadka ayaa loo furey buundo ay ka galaan Baqdaad waxase hadda la sheegay in buundadaas la xidhey dadkuna joogaan qarka shishe ee wabiga.
Dawlada Ciraaq ayaa hadda ku talojirta in sida ugu dhaqsaha badan looga xoreeyo argagixisada ISIL ee Sucuudigu taageero magaalada Ramadi.
Maaha markii ugu horeeyay ee argagixisadu ay barakiciyaan dad qarniyo wada deganaa dhul lagu yaqaaney xadaarad aad u weyn. Buundada laga xiray dadkan ay soo barakicisey argagixisada ISILÂ ayaa dadka ku u kenay dhibaato nxoogleh oo caafimaad iyo dhibaatooyin kale.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
![150522132358-02-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/150522132358-02-iraq-sandstorm-families-exlarge-1691-300x168.jpg)
![150522132446-03-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/150522132446-03-iraq-sandstorm-families-exlarge-1691-300x168.jpg)
![150522132638-05-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/150522132638-05-iraq-sandstorm-families-exlarge-1691-300x168.jpg)
![150522132113-01-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/150522132113-01-iraq-sandstorm-families-exlarge-1691-300x168.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay