Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Dadkii ay Ramadi ka barakicisey argagixisada Sucuudigu taageero ee Daacish ama ISIL oo loo diidey in ay Baqdaad soo galaan

Baqdaad—Dadkii Suniga ahaa ee argagixisada Daacish ama ISIL ka soo barakicisey magaalada Ramadi oo hadda dawlada Ciraaq u diidan tahay in ay soo galaan Baqdaad iyagoo ka baqaya in ay u soo dhex dhuuntaan argagixisadii soo barakicisay. Dadka ayaa lagu soo waramayaa in ay haraad iyo hoy la’aan u dhimanayaan soomna miciin bideen dawladooda iyo caasimadooda.

Dadka ayaa loo furey buundo ay ka galaan Baqdaad waxase hadda la sheegay in buundadaas la xidhey dadkuna joogaan qarka shishe ee wabiga.

Dawlada Ciraaq ayaa hadda ku talojirta in sida ugu dhaqsaha badan looga xoreeyo argagixisada ISIL ee Sucuudigu taageero magaalada Ramadi.

Maaha markii ugu horeeyay ee argagixisadu ay barakiciyaan dad qarniyo wada deganaa dhul lagu yaqaaney xadaarad aad u weyn. Buundada laga xiray dadkan ay soo barakicisey argagixisada ISIL ayaa dadka ku u kenay dhibaato nxoogleh oo caafimaad iyo dhibaatooyin kale.

150522132358-02-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1] 150522132446-03-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1] 150522132638-05-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1]150522132113-01-iraq-sandstorm-families-exlarge-169[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...