X

Dadkii garoonka tahay inay igu baadhaan maaheyn dhaqaatiir: Marwo Khadiija Diiriye

Wasiirada firfircoon ee dhalinyarada Marwo Khadiija Diiriye ayaa ka jawaabtey hadal heyn baraha bulshada ka socotey oo ahayd inay diidey in la baaro mar ay ka timi Turkiga kana soo degtay garoonka Muqdisho.


“Marwo Khadiija ayaa sheegtay inayns diidin in la baaro laakiin ay sheegtay in dadka goobta joogey ayna ahayn shaqaale dhaqaatiira ee ay yihiin dad injineero dhismaha ah.

“Kooxda rabtey inay la baarto Uma muuqan shaqaale caafimaad ee waxay u ekaayeen kuwa dhismaha Ka shaqeeya ayay tiri Marwo Khadiija.


Dawlada Somaliya ayaa dhigatey goobaha dalka laga soo galo dad u jajaban ama loo tababaray inkastoo warka wasiirada u baahan tahay in la baaro.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.