21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadku waxay igu yidhaahaan Somaliland oo hal beela haddii sidaa lagu ictiraafo foolxumaa ka soo socota: Prof Axmed Samatar

Prof Axmed SamatarHargeysa–Prof Axmed Samatar oo waraysi kale bixiyay ayaa sheegay in dadku ku yidhaahaan Somaliland (SNM) oo sidana haddii aduunku idinku ictiraafo waxa ka soo socota foolxumo weyn. Wuxuu kaloo uu sheegay in uu la wadaago tabashada salaadiintu soo gudbiyeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS