Kooxda Arsenal ee Ingiriiska oo dhaawacday rajada koobka ee kooxda Manchester City ee horyaalka Ingiriiska
Kooxda Arsenal ayaa dhaawacday rajadii kooxda Manchester City ka lahayd in ay qaado horyaalka Ingiriiska kadib markii ay ku kulmeen garoonka kooxda Manchester City ee magaalada Manchester ee Woqooyiga Ingiriiska.
Ciyaaryahanka reer Spain ee u ciyaara Arsenal ayaa goolna dhaliyay midna isagu keenay waxayna ku garaaceen kooxda Man City laba gool iyo eber taas oo ka dhigan in kooxda Man City ay shan dhibcood ka dambeyso kooxda Chelsea oo iyadu leh 52 dhibcood.
Dhinaca kale koobkii Afrika ayaa waxa caawa wada dheelaya wadamada Tuunisiya iyo Capee Varde.
![_80351190_vincentkompnaygetty1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80351190_vincentkompnaygetty11.jpg)
![_80351475_80351191[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80351475_803511911.jpg)
![_80351771_cazorlagetty1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80351771_cazorlagetty111.jpg)
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...