X

Dadweynaha Burco oo ka gilgishey dhacdo uguba oo ka dhacday masaajid

Waxay ahayd xalay markii nin miskiina oo Suuriyaana oo masaajid ku yaal Burco ka kacay dadkana wax weydiistey isagoo weliba sita ilmoyar. Waxase isla markiiba isna kacay nin lagu sheegay sheekh oo ninki feedh la dhacay.


Dhacdadan ugubka ah ee ka fog diinta iyo dhaqanka Somalida ayaa waxa ka gilgishey dadkii masaajidka ku tukunaayay oo ka qabtey kadibna garaacay ninkii Suuriyaana feedhay, ayagoo ku sigtey inay dilaan.

”Dhacdadan foosha xun oo sheekh ku sheeg ku kacay ayaa aad looga cadhooday, waxayse dalbanayaan in waajibkiisa la mariyo oo jeelka lagu tuuro, ninkaasna loo gargaaro Somali miciin bidey laakiin feedh looga dhigey jawaabta.


”Waxaan ku baaqaynaa in si degdega ninkaas jeelka loogu tuuro oo abaalkiisa la mariyoa yuu yiri oday culima oo goobjoog ahaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.