X

Xilwareejin loo sameeyay gudoomiyaha Magaalocad: MUUQAAL dhamaystiran

Deegaanka Magaalocad ee gobolka Awdal ayaa loo kala xilwareejay guydoomiyihii hore iyo kan cusub waxana goobta ka hadlay dadka deegaanka iyo masuuliyiin ka yimi Boorama.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.