13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dadweynaha reer Boorama oo ka dareen celiyay weerarkii xalay ka dhacay Boorama iyo rasaas la huwiyay..MAQAL

BORABoorama-Araabinews–Ciidanka Siilaanyo ee Ingiriisku tababaray ayaa xalay rasaas huwiyay xaafado aan ku jirin goobta weerarku ka dhacay. Shacabka reer Boorama oo tuhun lagu xidho ayaa ka dareen celiyay rasaasta aan loo dayin ee ciidanka gooni goosadku rideen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS