X

Dadweynaha Saylac oo leh awood qaybsi horteed doorasho ma dhacayso

Ayadoo dhamaan dadweynaha gobolada Awdal isku raaceen in awood qaybsi horteed ayna doorasho ka dhacayn ayaa reer Saylac sii adkeeyeen arintas sheegayna in been dambe iyo dulqaad dambe aanu jirin. Haddii beesha dhexe rabto doorasho oo isku raaceen ha ogaadaan ictiraafkana in reer Awdal hayaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.