X

Odayada Makaahiil (Samaroon) oo sheegay in laga mideysan yahay awood qaybsiga

Ayadoo shalay ay hadleen odayo Muuse Biixi dhabarka soo taabtey oo yiri is muujiya talo idiinma taalee ayaa saaka waxa hadlay odayada saxda ah ee matala beelweynta Makaahiil (Samaroon), sheegayna in aan iyaga cid matalin.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.