Dagaal khasaare gaystey ayaa ka dhacay. Dagaalada Muqdisho inkastoo laga adkadey argagixisada haddana waxa jira kuwo u dhexeeya isla ciidamada dawlada.
Ciidamada dawlada oo aan habaysneyn qoryahana iska wada ayaa waxa dhexmara isku dhac. Hadaba isku dhac ka dhacay degmada Kaaraan ayaa waxa ku dhimate haweenay qaadka iibisa.
Rasaas wiifto ah oo askartaan isku ridayaan ayaa haleeshay haweenayda. Waxa goobta soo gaaray askar ka tirsan nabadsugida iyo kuwo booliisa.
Maaha markii ugu horeysay ee askartan aan akhlaaqda lahayn ay ku dhex dagaalamaan magaalada dhexdeeda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay