15/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Garxajis gacan laaban maayo haddii Muuse Biixi joojin waayo hubeynta beel Ceel-Afweyn

Garxajis (ISAAQ) gacan laaban maayo haddii Muuse Biixi joojin waayo hubeynta beel ka mida beelaha Jeegaanta ee ku dagaalamaysa Ceel-afweyn waa hadalkii Suldaan Maxamed Cabdulqaadir.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=q7LeUPbmdf4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS