Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dagaalka lagula jiro cudurka Ibola oo socda iyo daawo tijaabo ah oo daawaysay daayeerka

Monrovia–Dagaalka lagula jiro cudurka Ibola oo fara ba’an ku haya galbeedka Afrika ayaa lagu jiraa tijaabada daawooyin badan oo la is leeyahay waxa lagu daawayn karaa cudurkan dilaaga ah oo ilaa hadda la sheegayo in uu dilay 10,000 oo qof. Tijaabadii ugu dambeysay ayaa lagu sameeyay daayeerka galbeedka Afrika qaasatan kan ku nool dalkii la oran jiray Zaiir oo iyaga laftooda ay ku dhacday nooc ka mida cudurka.

Tijaabadan oo ay diyaarisay jaamacad ku taal dalkaasi Maraykanka magaalada Texas ayaa lagu sheegay in daawo nooceedu yahay TKM-Ebola-Guinea ay cudurka Ibola oo daayeerka inta badan ku dhaca uu cudurkaasi ka daaweeyay.

Dhaqqatiirta ayaa sheegay in daawadani ayna wali ku fiicneyn bani aadamka oo loo baahan yahay in tijaabada la sii wado si loo helo mid ku haboon.

Cudurka Ibola ayaa ilaa hadda ayna jirin daawo saxa oo daawaysa waxase jirta daawooyin tijaabo ah oo cudurka ka daawaysay dad tiro ah.

Wadamada galbeedka Afrika ayaanu cudurku wali tagin iyadoo uu wax ka bedelay dhaqamo badan oo jiray sida qofka dhinta oo ay hadda ay aasaan dad gaara.

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...