Dagaalyahaniinta Xuutiyiinta ee Yaman oo dalka la wareegay iyo ciidamadii daacada u ahaa Xadi oo furihii wareejiyay
Sanca—Dagaalyahaninta Xuutiyiinta ee dalkaasi Yaman ayaa la wareegay aqalka madaxtooyada ee dalkaasi Yaman kadib markii ciidamo yar oo daacad u ahaa madaxweyne Xadi ay furihii madaxtooyada ku wareejeen dagaalyahaniinta Xuutiga oo hore u qabsaday xarun hub ay ka buuxeen.
Wararka ayaa sheegaya in Xuutiyiinta ay taageero ka helayaan madaxweynihii hore ee Yaman oo 32 sano haystay dalka iyadoo dadka badankiisu aaminsan yihiin in Xuutiyiintu soo celinayaan kala dambeyn.
Yaman ayaa noqotey hoyga argagixisada caalamiga iyadoo laga baqayo in Sucuudigu soo hubeeyo kooxda argagixisada ee Yaman.

Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...