X

Dakhliga ka soo baxa hawada wuxuu toos ugu dhacaa qasnada dawlada: Oomaar

Wasiirka duulista iyo hawada ee dawlada Somaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa markii ugu horeysay sheegay in dakhliga ka soo baxa duulista diyaaradaha isticmaala hawadeena ay too ugu dhacaan qasnada dawlada.


Ma sheegin inta ka soo xeroota oo ugu yaraana boqolaal kuna, ayaa hawada dalka hadda si toosa looga maamulaa gudaha dalka. ”Waa guul u soo hoyatey dalka ayuu yiri Cali Calasow.


Burburkii dalka kadib ayaa hawada dalka waxa la wareegay mooryaan sheegta qaramada midoobey oo kolba dib u dhiga dib u wareejinta maadaama ay jaqayeen lacagta bilaashka ah.


”Ma jirin hal qof oo ay tababareen waayo miyaad tababari lahayd qof shaqada kaala wareegaya adna kaa dhigaya shaqo la’aan jawaabtu waa maya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.