X

Raiisal wasaare Xasan Cali oo sagootiyay askar dabargoynaysa argagixisada: SAWIRO

Raiisal wasaare Xasan Cali ayaa sagootiyay askar cusub oo loogu talogalay dabargoynta argagixisada. Ciidankan oo ay Somali tababartey ayaa tababarka Ku soo dhamayatey xarunta Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho.


Raiisal wasaare Xasan Cali oo la hadlaayay askarta ayaa u sheegay in shacabku aamini doonaan marka ay la yomaadaan akhlaaq Una babac dhigaan argagixisada ayagoo Ka sifeynaya dalka.


Maaha guutadii koowaad ee halkan lagu tababaro ee si toosa uga qayb qaadata dagaalka lagu soo celinayo sharafta shacabka Muslimka ah ee argagixisada gaalaysay kadibna dhiigooda u xalaashatey.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.