X

Dal fusuqu banaanka yaalo oo laga helay nooc cusub oo Aydhiska keena

Dalkaasi Holan ee fusuqu daaqada yaalo ayaa laga helay caabuq cusub oo keena Aydhiska. Caabuqan oo ayayna wax ka tarayn daawooyinka hadda lagu xakameeyo cudurkaasi.


Caabuqan cusub ayaa laga helay meelaha ugu xun dalkaasi ee ay ka mid yihiin haweenka jidhkooda ka ganacsada oo inta badan lagu arko daaqadaha suuqyada gaar.



Inkastoo la xidhey mudadii uu sida xooga u taagnaa hargabka loo yaqaano Karoonaha ayaa haddana hadda la dabciyay taas oo lagu yaacay, iyo weliba khaniiska oo si aada u kordhay.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.