Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Dal wuxuu horumaraa markuu luqadiisa isticmaalayo

Markii dawladii dhexe si fudud dalka gacanta ugu gelisay qawlasatadii reer galbeedka iyo dawladaha jaarka wateen, waxa dalak ku yimi burbur aad u xoogan oo ilaa hadda uu ka soo kaban la’yahay. Inkastoo ay jireen maamulo la dhisay haddana marnaba laguma tilmaami karin dawlad.



Af-Somaliga oo dawladii dhexe ku guulaysatay inay qorto wuxuu dadka iyo dalka u noqday meel ay ka hormari karaan. Waxase jirey mudooyinkii dambe in afkaas uu waayay u hiilin oo marka kalmad cusub la keenaba lagu barto afkii qalaad ee ay ku timi.



Waxa nasiib daro ah in madaxda qaar halkii ay Af-Somali ay dadkooda wax ugu sheegi lahaayeen ay boqolkiiba 80 isticmaalaan af-qalaad. Waxaad arkaysaa ayagoo kalmada qaar ku sharaxaya af-qalaad waana nasiib daro ayuu yiri Cali Calasow.



Afka loo hiiliyo waxa ku jira horumarka, waxana muhiima in isbedelka yar ee soo kordhay looga faaiideysto in kalmaha muhiimka oo dhan lagu bedelo Af-Somali.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...