November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Daminta dab ka kacay kaalin shidaal oo ku dhow isgoyska Black Sea ee Muqdisho oo lagu guulaystay+SAWIRO

Muqdisho–Daminta dab ka kacay aaga Black sea ee Muqdisho oo lagu guulaystay. Dabka ayaa sida la sheegay ka kacay goob maqaaxi ah oo u dhow kaalin shidaal. Muqdisho ayaan lahayn kaalimihii shidaalka lagu kaydin jiray.

Ganacsatadii dabka ku hanta beelay ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ganacsatada Soomaaliyeed in ay u soo gurmadaan, isla markaana guddi loo saaro qiimeynta hantida ka luntay.

1111[1]319[1]97[1]88[1]79[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS