X

Danab xoolo badan ku laayay tuulo ka tirsan gobolka Galguduud: SAWIRO

Danab xoolo badan ku laayay tuulo ka tirsan gobolka Galguduud. Xoolaha ayaa danabkan ama biriqdan ku dishey deegaanka u dhow Guriceel. Xoolahan ayaa ah ari gaaraya boqol neef.


Qoyskii ay arigooda haleelay danabku ama Biriqdu ayaa waxaa u haray 10 neef oo kaliya sida ay sheegayaan maamulka degmada Guriceel.

Roobab lagu diirsaday ayaa Somaliya oo dhan ka da’ay kaas oo biyo dhigey halka gobolada Woqooyiga siiba uu aad u da’ay.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.