X

Danjire Nicholas Kay oo sheegay in aanay jirin sabab uu raaligelin uga bixiyo hadal ku saabsan musuqmaasuq

Copenhagen 21 Nov 2014–Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay Nicholas Kay ayaa sheegay in aanay jirin sabab uu raaligelin uga bixiyo hadal uu ku sheegay in uu musuqmaasuq xun ka jiro lacagana lays waydaarsado xilliyada uu jiro mooshinada.

Wakiilka oo la hadlayay BBC ayaa sheegay in ay tahay waajibaad saaran golaha barlamaanka, xukuumada iyo madaxweynaha in ay xaliyaan khilaafka ka jira dawlada dhexdeeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.