X

Dhibane maxkamad la fuulaya Rooble

C/wahab sh C/samad

Dhibane aqoon yahan C/wahab sheekh C/samad oo barre ka ah jaamacadaha Kiiniya sanadkii horena lagu jirdiley Kiiniya kadib markii uu fikirkiisa ka dhiibtey siyaasada Somaliya kuna taageeray madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu dacwad la fuulayo Rooble baahane.


ā€¯Waxaan hayaa faahfaahin ku saabsan kiiska dhibane C/wahab Sheekh C/samad waxaanan codsan lahaa inuu ila soo xiriiro ayuu yiri laandheere Fahad Yaasiin.

Aqoonyahan C/wahab sheekh C/samad oo ka jawaabayay arintaas ayaa laga soo xigtey inuu is diyaariyay dacwad ka dhana Rooble Baahanana ka furan doono Iswidhan.



Haddii dacwadaas dhacdo waxay noqonaysaa midkii ugu horeysay ee lagu guulaystey, waxayna furi doontaa albaabka lagu galayo kuwa kale sida lagu hayo kiisas noocana.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.