X

Dawlada oo Ayaxa kula dagaalamaysa helikobtaro: SAWIRO

Wasaarada beeraha ee dawlada dhexe ayaa shaaca ka qaaday inay heshay laba helikobtaro oo ay ku deeqeen hay’addo ajaaniba si ay ula dagaalanto AYAXA. Labada helikobtaro oo duuga ayaa la rabaa in laga gado waase diidey dawlada sida ilo wareedyo sheegayaan.


AYAXA oo soo rogaal celiyay ayaa hadda faro ba’an ku haya deegaanada Butlaan iyo Galmudug, waxana laga buufin doonaa AYAXAAS ayuu yiri afhayeen u hadlay wasaarada beeraha.


Wasiirka duulista ayaa dhankiisa uga mahadceliyay hay’adaha ku deeqay helikobtaradan si Ayaxa looga dulqaado deegaano badan oo uu cuney dalagii iyo barwaaqada roobka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.