X

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga cashuur qaadista oo casriya

Madaxweynha Somaliya ayaa saxiixay sharciga cashuur qaadista casriga oo in muddo ah soo socotey. Inkastoo dadka aan la socon nidaamkaas loo faahfaahin waxa haddana madaxweynuhu ku tilmaamey mid muhiima. Waxa goobjoog ka lahaa dhowr wasaaradood sida wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Beyle.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.