X

Dawlada oo jawaab ka bixisay hanjabaad ka timi Kiiniya

Dawlada Somaliya ayaa jawaab ka bixisay hanjabaad ka timi Kiiniya oo ku aadan gobolada Jubooyinka inta ayna joogin, sheegtayna inay weerarayso. Dhawaan ayaa Kiiniya Ku soo weerarta diyaarado gobolka Gedo.


Haddana dawlada oo Ka jawaabaysa hanjabaadaaa iyo dilalkaas ay Kiiniya wado ayaa ciidamo dheeraaada gaysay saga kiisa hore si ay dadkeeda ugu muujiso inay wehel haystaan.

Ciidamo ka tirsan kuwa milatariga ayaa lagu xoojey aagaas. “Ujeedada waa in la hubiyo amniga dalka qaasatan xuduuda ayuu yiri sarkaal u hadlay ciidanka xoofa dalka oo aan haysan hub xoogan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.