19/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada oo soo bandhigtey ciidan loo diyaariyay amniga Muqdisho: SAWIRO

Dawlada ayaa soo bandhigtey ciidan ay u diyaarisay amniga Muqdisho oo ay markasta khatar Ku hayaan argagixisada Shabaab.

R/wasaare kheyre, ayaa inuu uu halkaasi ku sugnaa wuxuu la kulmay Saraakiil iyo Ciidamo Boliis ah oo heegan buuxa ugu jira sida ay ugu qayb qaadan lahaayeen adkaynta Caasiamadda Muqdisho iyo guud ahaan Dalka oo dhan.

Ra’iisul wasaaraha ayaa u mahad celiyay dhammaan Ciidamada Qalabka sida ee ka qayb qaadanaya sugiidda amniga Caasimadda Dalka, wuxuuna faray inay muujiyaan dhabar adayg iyo feejignaan dheeri ah maaddaama la guda galaya Bisha barakaysan ee Ramadaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS