08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dawlada oo soo bandhigtey sida hargabka Karoona u sameeyay dalka

Wasiirka qorsheynta Somaliya ayaa soo bandhigay sida hargabka Karoona u sameeyay dhaqaalaha dalka marka laga soo bilaabo sanadkii hore markii dawladu qaaday talaabooyin aan loo baahneyn sida dalkoo la xiro.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS