Thursday, June 4th, 2020
header

Dawlada oo ummada ka qabatey Somali cudurka keenayay dalka

Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa Ku guulaysatey inay ummada Ka qabato Soomaali cudurka hargabka Shiinaha woo gelinaayay dalka. Ninkaan ayaa lagu joojiyay madaarka Muqdisho kadibna lagu xereeyay meel takoora. “Wuxuu ku xad-gudbey xataa xeerka diinta ee ah in goobta masiibada aan laga safrin.



“Wasaarada oo gudanaysa waajibaadka qaran ayaa ninkaan Somaliga ee soo raacay diyaarada Itoobiyaanka ku qabatey takoorid ayaa lagu sheegay warbixin ay soo saartey wasaarada caafimaadka.



“Ninkan waa in la ciqaabo oo la marsiiyo waajibaadkiisa ayuu qabaa Cali Calasow oo Muqdisho ku nool waayo dantiisa ayuu ka doorbidey danta ummad dhan. Wasaarada ayaa sheegtay inay talaabo ka qaadi doonto diyaarada keentay qof ka yimi Shiinaha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Horjooge Siciid Deni oo ciidan uga goostey dhinaca dawlada dhexe

June, 3, 2020
Ciidamo ka tirsanaa maamulka horjooge Siciid Deni ee ...

Ciidanka dawlada oo fashiliyay miino argagixisadu soo dhigtey

June, 3, 2020
Ciidamada dawlada ee sida gaarka ah u tababaran ...

Hindida sanam caabudka oo ka gariiray hilib xalaalka qabsaday dalka: Warbixin

June, 3, 2020
Waxa aduunka gaalada aad looga cunaa hilibka lagu ...

Soomaali lagu xidhey Masar iyo warar ka soo baxaya

June, 3, 2020
Ciidanka ilaalada xuduudaha dalkaasi Masar ayaa xabsiga u ...

Maxaa dib u dhigey dib u furida duulimaadyada gudaha

June, 2, 2020
Waxaa dib loo dhigay qorshe maalmo ka hor ...

Dhacdooyinka

Barnaamijka doorka aqoonyahanka iyo saxafiga Faysal Abroone

May, 17, 2020
Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu ...

Maamulka Somalilaan oo sheegay in cudurka Kooro sii kordhey

May, 9, 2020
Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in ...

Uhuru oo ka aargoostey Somalida Kiiniya iyo qaylo dhaan jirta

May, 7, 2020
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya ...

Cabi Axmed oo u digey Tigreyga raba inay qabsadaan doorasho

May, 6, 2020
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey ...

Ciidanka xooga dalka oo hadda baacsada argagixisada

May, 5, 2020
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku ...

Xaafada Daami ee Hargeysa oo diidey quudhsi Muuse Biixi kula kacay: DAAWO waxa sababay

May, 4, 2020
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ...

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Faarax Cabdillaahi

May, 3, 2020
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ...