Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Dawlada Somaliya maxay ka tiri ka bixitaanka ciidanka Itoobiya

General C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay sababaha keenay in Ciidanka Itoobiya ay isaga baxaan qeybo badan oo ka tirsan Gobolada Dalka, oo qaarkood ay la wareegeen Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya ilaa iyo hada in aysan heyn macluumaad dhab ah oo ku aadan ka bixitaanka Ciidanka Itoobiya ee Degmoyinka qaar, hase ahaatee wuxuu sheegay in arintan ay tahay siyaasad u gaar ah Dowladda itoobiya.

Wuxuu ugu baaqay Dadka degan deegaanada iyo Degmooyinka ay la wareegeen Shabaab in ay xaalada dejiyaan oo ay iska yareeyaan wal walka iyo cabsida, waxaana uu sheegay in Dowladda ay dadaal badan ku bixineyso sidii ay dib ugala wareegi laheyd argagixisada.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...