Dawlada Somaliya oo fasirtey hadal si qalada loo turjumey iyo dekedaha lala wadaagayo Itoobiya
Dawlada Somaliya ayaa fasirtey hadal si qalada looga turjumey RW Abiy Axmed oo ahaa in Itoobiya iyo Somaliya noqonayaan hal dal.
Wasiirka warfaafinta Somaliya Daahir Muxumed Geelle ayaa sheegay in hadalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya sikale loo dhigay,isla markaana ujeedkiisu uu yahay in la noqdo labada dal oo iskaashaneysa oo mid ah,isla markaana wax wada qeybsada lakin uusan aheyn mid Soomaaliya iyo Itoobiya ay hal dal wada noqonayaan.
Wasiirka ayaa dhinaca kale sheegay in dekadaha ay la wadaagi doonaan Itoobiya ay dowladda Soomaaliya go’aan ka gaari doonto,isla markaana Magacyada dekadahaas ay dowladda dib ka faah faahin doonto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...