X

Dawlada Somaliya oo jawaab degdega siisay kooxda beesha caalamka

Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha caalamka oo cadaystey inay dalka qasi doonaan haddii barlamaanku ka noqon muddada la siiyay guddiga doorashada ee ah laba sanno.


Golaha shacabku waa halka laga hago dalka cidna laga yeeli maayo inay u soo hanjabaan ayagoo cadaysanaya inay dalka qasayaan haddaan loo yeelin siday rabaan.

Dawlada Somaliya ayaa sheegtay inayna u dulqaadan doonin hanjabaad koox sheeganaysa beesha caalamka oo si cad u sheeganay inay dalka qasi doonaan haddaan la yeelin waxaaan rabno.


Si kastaba ha ahaatee haddalak ka soo yeeraya kooxdan beesha caalamka ayaa si aada loo eegayaa ayagoo sida keliya ee xukunka uga tuuri karaan Farmaajo ay tahay inay khaarajaan.

C/llahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.